dubduleed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (c.nafl.) Lakab jinsiyeedka dusha ee uurjifka, kaasi oo u kora timo, ganjidho kala duwan iwm. 2. (baay.) Lakabkaugu sareeyo ee unugyada gasturulaha, kaas oo isku beddeli doona dubka sare ee maqaarka iyo habdhiska dareenwadka ee qaangaadhka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

