Dunugle

Macnaha:

  1. eeg qaxooti; dalow.

Lamidka: qaxooti, dalow

qaxooti

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Dad dalkoodii nabadgelyo la'aan, abaar iwm awgeed uga cararay.

dalow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Wadaan ramal ah; baaldi. 2. Haadaan ama meel dheer oo hoobad ah; deli. 3. Qof dalkiisii dhibaato awgeed uga cararay ee meel kale degaansada. 4. ld dalaabid.
  2. Qof dalkiisii ku dhibaatooday, dal kale iska aadid.