FaraantiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Fargashi. ld Fargal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
fargashiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Kaatun, faraanti. ld fargal (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
fargalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-llo, m.dh) ld fargashi. 2. ld faraggal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00