gowsQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Surta inteeda cillanka ukunta u eg.(c.nafl.) Ilkaha qofka, iligga 6aad, 7aad iyo 8aad oo dhinac walba ee saamanka waxaa la yiraahda gows.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0