maggowsiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maggowsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maggowsii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Qof, hoore hal mar afka uga buuxin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur