gumburQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:Buur yar; kur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:Madax; unuun.1. Duco iyo Alla-bari dumarka uurka lihi sameeyaan kolka sidkoodu dhammaad ku dhow dahay; kuraysi; madaxshub; sagaalaysi; tararaysi. 2. Buur yar; kood. 3. Xeero yar oo bunka lagu shubto. 4. Weel qori ah oo qaabka dhiisha loo qoro oo lagu kaydiyo burcadka inta aan la shiilin.Wax si siman u goyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0