Iswiidhan

Macnaha:

  1. Iswiidhan (Af-Iswiidhan: Sverige; Af-Ingiriis: Sweden), Boqortooyada Iswiidhan (Af-Iswiidhan: Konungariket Sverige), waa dal ka mid ah Iskaandinafiyaaka dhacana Woqooyiyiga Yurub.