jaxaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(baay.) Xuub ku daboolan sooh ama xubin. Tusaale: kelyaha, qanjir kelyoodyada, indhaha birtooda waxa ku daboolan j. ld yaxaas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
tusaaleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Matal; masal; misaal. ld tusaalo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
yaxaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(c.nafl.) Bahal webiga ku jira oo abeeso-lugaley weynaatay u eg; haraggiisa waxaa kasoo taagtaagan filgimmo geeso u eg oo waa adayg toxob leh; wuxuu leeyahay dabo dheer iyo madax isaguna dheer oo saddexgees qaabki leh; daaman adag iyo af weyn oo ilko ku sarcanyihiin; dadka iyo duunyadaba waa uu cunaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00