tusaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Matal; masal; misaal. ld tusaalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

matal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld masal¹.
  2. ld masal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

masal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Tusaale. 2. M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil¹, matal¹, matil¹, mesel¹, metel¹.
  2. 1. (riw.) Filim, riwaayad iwm jilid. 2. Cid wakiil ka noqosho. 3. Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil², matal², matil², mesel², metel².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

misaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Wax, wax kale tusaale ahaan loogu qaato. ld masaal, mataal, mitaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tusaalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tusaale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur