Koonfurta Ameerika
Macnaha:
- (Juqr.) Koonfurta Ameerika ama Ameerikada koonfureed waa qaarad ku taalo koonfurta ameerika. Waxaa ku yaala 10 wadan oo kala ah. (Fanansuwela - Caasimadda: Karakas (Caracas)) (Barasiil - Caasimadda: Barasiliya (Brasília)) Arjantiina - Caasimadda: Bonisaras (Buenos Aires)) (Boliifia - Caasimadda: Labaz (La Paz)) (Ikwadoor - Caasimadda: quweto (Quito)) (Beru - Caasimadda: liima (Lima)) (Kolombiya - Caasimadda: Bogota (Bogotá)) (Baraguay - Caasimadda: Asanasiyoo (Asunción)) (Uruguay - Caasimadda: Montafiidyoo (Montevideo)) (jili - Caasimadda: Santiyeego (Santiago))

