Lamaane

Macnaha:

  1. eeg Lammaane.

Lamidka: lammaane

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lammaane

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (nax.) Erey ka kooban labo erey ama in ka badan oo kala duwan, yeeshana micno cusub. Tus. “dhul + bare -> dhulbare”. Lammaane = la iyo maan halka e-da danbena ay tahay mid sheegaysa adkaanshiyo sida wax isku naban, isku sudkan. Tusaale: “Waa baahi ka dhaxeysa laba shakhsi si ay isku dhameystiraan”

Lamidka: lamaane

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur