magoolayaal
Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective
Macnaha:
- (bot.) Dhir gu'yaal jire ah oo daadiya caleenta xilli gaar ah, dabadeed muddo caleen la'aada, ka dibna magoola. Tus. “Galool”. ld magool¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

