magoolQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:ld magoolayaal.Geedo caleen bixin xilli aan roob jirin; fufid. ld magooli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
fufidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fuf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
magoolayaalQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:(bot.) Dhir gu'yaal jire ah oo daadiya caleenta xilli gaar ah, dabadeed muddo caleen la'aada, ka dibna magoola. Tus. “Galool”. ld magool¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
magooliQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld magool².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00