midxin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Meel ballaaran oo ku taalla dheefmareenka oo samaysa kiish, kaas oo derbiyadiisa muruqyo adagi ku yaallaan. Shaqadiisu waxa weeye ridqidda cuntada. Waxaa laga helaa shimbiraha iyo lafdhabarla'da badankeeda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur