qulaanqulshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Qaybta hore ee hunguri cadka afar addinleyda lafdhabarta leh, halkaasi oo berribiyoodka, xammaaratada, iyo naasleydu ay ku leeyihiin anduuqyada codka. ld qulaanqulye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qulaanqulye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Muruq iyo carjaw isku dhafan oo hunguri cadka korkiisa ku yaal. ld qulaanqulshe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur