qulaanqulyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Muruq iyo carjaw isku dhafan oo hunguri cadka korkiisa ku yaal. ld qulaanqulshe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qulaanqulsheQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(c.nafl.) Qaybta hore ee hunguri cadka afar addinleyda lafdhabarta leh, halkaasi oo berribiyoodka, xammaaratada, iyo naasleydu ay ku leeyihiin anduuqyada codka. ld qulaanqulye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0