quraanyo

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

quraanjo

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. ld quraanyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur