quraanyoQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.