Waqooyiga Ameerika

Macnaha:

  1. (juqr.) Waqooyiga Ameerika (Af-Ingiriis: North America; Af-Carabi: أمريكا الشمالية) waa qaarada shanaad ee ugu wayn deegaanda dhulka. Qaaradani waxaa ku yaala sadex wadan oo kali ah, kuwaasi oo kala ah: Kanada, Mareykanka, Meksiko.