Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg aabayeel². ld aabayeel¹
(2), aabeyeelid.
Lamidka: aabayeel, aabeyeelid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-yeelay, -yeshay)
Macnaha:
Aabayeel ah: qaddarinta ama tixgelinta cid la siiyo. 2. ld aabayeelid.
U aabayeel: qaddarin ama tixgelin cid siin.
Lamidka: aabayeelid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur