aabyood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg aabyoo.

Lamidka: aabyoo

aabyoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Ku aa.: cid xumaan aanay mutaysan kula kicid.