Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
eeg adeeryo.
Lamidka: adeeryo
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
Goodirka midkiisa dheddig. ld aadeer.