aadminnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg aadaminnimo¹.

Lamidka: aadaminnimo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aadaminnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Aadami ahaansho. ld aadminnimo.
  2. 1. (fals.) Isku taxluujin ku xiran danaha aadamiga, anshaxiisa iyo barashadiisa. 2. (fals.) Dhaqanka qorista (qarnigii 14aad ilaa iyo kii 16aad ee ku saleysan barashada Giriigga iyo Roomaaniyiintii hore).

Lamidka: aadminnimo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur