aamiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aammiin.

Lamidka: aammiin

aammiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Erey la yiraahdo marka la duceysto kaddib, oo ujeeddadiisu tahay in Ilaah aqbalo ducada. ld aamiin.