aamminidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aammin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aamminQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Aan dhagar iyo laqdabo aqoon; daacad; lillaahi (qof). 2. Nabad ah; aan cabsi lahayn (meel).1. Cid kalsooni ku qabid. 2. Ku aa.: cid si kalsooni leh wax ugu dhiibasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0