aammusdarnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aammusdaran. ld aammusdarnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aammusdaranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -nayd)Macnaha:Wax aan aammusaynin (cid).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aammusdarnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld aammusdarnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0