aaraa'

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg ra'yi.

ra'yi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (aaraa', m.dh) Figradda qof leeyahay ee uu ku cabbiro ujeeddooyin-kiisa. ld ra'li.