aarbixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aarbax². ld aarbax¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aarbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld aarbixid.1. Ka aa.: qof eed loo haystay iska daaficid. 2. Ka aa.: qof ka aargudasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0