aardoonasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aardoono. ld aardoonad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aardoono

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ntay, -natay)

Macnaha:

  1. Qof in uu aano soo guto meel u aadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aardoonad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld aardoonasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur