aargudo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-utay, -udatay)

Macnaha:

  1. ld aargud.

aargud

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. 1. Ka aa.: cid dakano ay gashay ka gudid. 2. U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishay qof ka mid ah dilid. ld aargudo.