aawayeQaabnax: Erey Weyddimeed | Interrogative WordMacnaha:ld aaway.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aawayQaabnax: Erey Weyddimeed | Interrogative WordMacnaha:Erey weyddiimeed, oo sida falka, mararka qaarkood, isu rogroga (sida dh.: awday, w.: aawaye) oo micnihiisu yahay “xaggee laga helaa?” “mee?”. ld aawaye, away, awday.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0