aayodhiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Curiye adke ah oo bida midabkiisuna yahay buluug madow kana tirsan haloojiinada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur