ab'orijinis
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Isrogrogga: (-syo, m.dh)
Macnaha:
- Dadka asal ahaan u deggan amase degganaan jiray gobol, gaar ahaanse waxaa lagu istimaalaa dadkii Ustraliya degganaan jiray intii aan caddaanku tegin; ab'ogaa.

