abaabulnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abaabulan. ld abaabulnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaabulan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax la abaabulay ahaansho (hawl).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaabulnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld abaabulnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur