Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg abaadi. ld abaadsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. (f.g) Baadi goobisteed raajin. 2. (f.mg) Ku a.: wax xaalad gaar ah ku raajin. ld abaadsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur