abaahiqab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld buudhqab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

buudhqab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hal awr abaahiyay oo loo malaynayo inay rintay, abaahiqab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur