abaalcelin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abaalceli. ld abaalcelis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaalceli

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U a.: abaal la isu galay gudid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaalcelis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld abaalcelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur