abaalhayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abaalhay.

abaalhay

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-yay, -ysay)

Macnaha:

  1. U a.: cid, cid kale oo samo u gashay u aqoonsanaan.