abaarsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld abaarsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaarsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld abaarsad, abaaraysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur