ababid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abab². ld abaab¹, abaabid, abaabis, abab¹, ababis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ubad xoolaad oo daaq barad ah. ld abaab¹, ababid.
  2. 1. Ubad xoolaad daaq barasho. 2. Ku a.: dhallaan dad, aqoon, dhaqan iwm ku barbaarin. ld abaab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld abaabid; abab¹; ababid.
  2. ld abab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaabid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg abaab². ld ababid. ld abaab¹, abaabis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaabis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld Abaabid; ababid. ld ababis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ababis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ababid.