abaddarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Qof aan waxba laga dhaadhicin karin; macangag. 2. Geesi aan caqli lahayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
macangagQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:M. ah: qof aan waxba laga dhaadhicin karin.Ku m.: arrin diididdeeda ama fulinteeda ama aad ugu adkeysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0