abaqaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tallaalidda laan geed laga soo gooyay lagu tallaalo geed kale. ld abqaalid.
  2. Laan geed laga soo gooyey geed ku tallaalid.