abasaxi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Baahida ay hal ama qaalin geel ahi u qabto abaahi. 2. A. ah: hal ama qaalin geel oo u baahan abaahi.