abasaxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abasaxsan. ld abasaxnaan, abasaxnaansho, abasaxsanaansho.

abasaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax abaahin u baahan ah ahaansho (hal).

abasaxnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld abasaxsanaan.

abasaxnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld abasaxsanaan.

abasaxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld abasaxsanaan.