abbaanduul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cilmiga barashada hoggaaminta ciidamada xagga dagaalka. ld ammaanduul.

ammaanduul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld abbaanduul.