abbaarsiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abbaarsii.

abbaarsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Wax meel ama wax kale ku aaddin.