abbaato
Qaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb
Macnaha:
- Hor iyo a.: fal la sameeyo inta aan ujeeddo la lahaa lagu dhaqaaqin. Tus. “Inta aynaan badda aadin hor iyo abbaato aan shaah cabno”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

