abboowe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Waxa wiil u yahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar. 2. Erey “walaal” ka dhigan oo kuwa wada dhashay ama xigto ah ama is jeceli isugu yeeraan. 3. Wiil waxa uu u yahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar. ld abboow, boowe.

abboow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld abboowe.

boowe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld abboowe.