abguri

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Abeeso aad u weyn oo waxaraha, bakaylaha, sagaarada iwm. liqda.