abshirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. War wanaagsan oo farxad leh. 2. Dariiq toosan oo kheyr lagu gaaro. Tus. “Abshirta Alle hana waafajiyo”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0